Dhalinyaro Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geestay dalka Canada

Wararka ka imaanaya dalka Canada ayaa sheegaya in koox hubeesan oon wali heebtooda la garan ay rasaas ku fureen goob ay ku sugnaayeen dhalinyaro isugu jira Soomaali iyo ajaaniib kale. Rasaasta goobtaasi lagu furay ayaa la sheegay in ay ku dhinteen labo ruux oo mid kamid ah Soomaali yahay halka labada kalana ay ku dhaawacmeen, … Continue reading Dhalinyaro Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geestay dalka Canada